Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Throat infection & Flu?

(1/1)

Filsan Ali:
ASC salaan ka dib doctors waxaan jeclan lahaa inaan wax ka ogado ,
1)wamaxey throat infection?
2)qaab xanuneyd kiisna hergab(flu) mushaabaha?
3)hergabka(flu) maxey ku kala duwan yihiin?

mahasanid

SomaliDoc:
Fadlan xubnaha doonaya in su'aalo weydiiyaan takhaatiirta waxaan ka codsanaynaa in ay baaraan keydka qoraallada iyo su'aalaha inta aysan waydiinin su'aalahooda maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in horay looga jawaabay.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Cuna-Xanuunka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan farqiga u dhaxeeya Hergabka iyo Ifilada?
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2092.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version