Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay waaxa dumarka laga gubo xagga hoose?

(1/1)

Xanaan:
ASC, bacda salaam su,ashayda waxay tahay markii wadankeena la jogay somalia waxaa arki jiray dumarka oo laga gubo xagga hoose ama Viginaha dhdexdiisa oo la yiraahdo waxaa ku yaalo geedkii oo laga gubay waxana gubi jiray dhaqtar dhaqameedkii haweenka u badnaa ee somaliyeed laakin magac kale uma aqaano waxaa idinka codsanayaa in aad iso sheegtaan hadii cudur jira uu yahay oo english ahaan uu magac ku leeyahay, magacaas isoo sheegaa plz wana mahadsan tihiin dhamanatiinba, dadaalka aad wadaana ALLAha idinku garab galo, ASc.

SomaliDoc:
Jawaabta su'aashaada halkaan ka akhriso, horay ayaa looga jawaabay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.0.html
F.G: Fadlan haddii aad su'aal qabto, hubi inta aadan soo gudbin waxaa laga yaabaa in horay looga jawaabay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version