Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

(1/1)

Cabdicasiis:
asckm waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa aadna u xanuun badan marka aan biyo cab is dhahana dhib baan kala kulmaa marka maxaan u isticmaali karaa daaweyntooda jazaakumullaahu khayran

SomaliDoc:
Nabro noocyo badan leh ayaa ka soo bixi kara afka gudihiisa sidaa darteed la xiriir takhtar si uu ogaado nabraha nooca ay yihiin, isagaane daawo kuu qori doono insha'llah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version