Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caafimaadka iyo duhurkii oo la galmoodo?

(1/1)

Bardacad33:
marka hore waad salamanti hiin dhamaan dhaqatiir ta salaan ka dib hadaan su.aashayda ugudbo
 walaal galmada malintii duhur caafimaad ahaan maxy keni kartaa duhur kii bacadl qado mahad sanidiin

Drkheyre:
Wacaleykum Wasalaam,

Galmada la galmooda subaxii (6 am to 12pm), galabtii (12:01 pm to 6 pm),  fiidka (6:01 pm to 12am) ama habeenkii (12:01 am to 6 am) wax farqi ah oo u dhaxeeya ma jirto dhamaantoodna wax saameyn ah oo caafimaadka ku yeelan karto ma jirto.
Haddii galmada aadan ku walfin (Sex addiction) wax dhibaato caafimaad ah malahan, laakiin hadii maalintii 1 ama 2 wax ka badan aad galmo sameysid waxaa dhici kara waxyeelo badan waxaana qatar uku jirtaa hoos u dhac tirada spermada.

by Drkheyre

Navigation

[0] Message Index

Go to full version