Administration Panel > Announcements

Qaamuus Caafimaad - First Somali /English Medical Dictionary.

<< < (4/4)

Badal_sml:
A/S/C  bacada salaan , mahad idilkee alle aya u sugnaatay , waxan rabaan inaa fur sadan aan maanta haysto aan uga fa iidaysto
DR ku hawlan kur uqaad ka bulsha dooda , dhinaca cafimada ka  , waxan leeyah haka caa jisina bartaa kaga hay  dadaal adag baad ku jirataa wanu ini araganaa inta waxa argat  (keep going) DR  kale ee aan waxaba ka ogay n haw sha meeshan ka socota waxa ku la dar dar may ? inaysan noqon maktabad gubatay ? wayo inta aynool yihiin jiilaka soosocda hanti dhaxal gal ah haday uga tagi wayan ?aqoonta ay lee yahiina abooor baa ka dhargi ? caruu toodan jaahil nimo ayaa  ku warayan marka cidkale ba waa danee nin walboow ubadkada  ka bad badi jahil nimo oo waxad taqaano iyad oo quran uga tag ?waa dar daran ? hadiikale cilmigada 10 sano waxaba ku ma fahdiyo ? somali alloow sharfteed iyo calnkeed ba usoooceli adaa karee ?somaliay ha xoroowdo ? waa nasiib daro  wayn 2011 somali in loobaryo qamadi iyo saliid , iyada oo aan ognahay sida ay qaniga u tahay ,bada wabiga ,beerah , shidaalka ?alloow nagaransii nimcad aad nasiisay daba deedna noosiyaadi? aaamiin ,

Abdiqalib Mohamed:
asc dre qaamusska ma la downloadi garaysankaraaa

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version