Administration Panel > Requests & Recommendations
Searching Toolbar...
(1/1)
			Shenamic:
			
			Assalam Aleikum,
Webkaan Waxaa uu ka kooban yahay Mawduucyo Farabadan, Markaad raadinaysona si baad ugu wareerin,
Waqtina kaaga dhumin, Waxaan jeclaan lahaa  in webka lagu darro Searching Toolbar si xagga baarista iyo Raadinta
Mawduuca aad rabto u fududaato, Misse anigaan arkin oo wuu leeyahay...?
Mahadsanidin
		
			Diagnostic:
			
			Halkaan ayaad ka baaran kartaa qoraallada oo idil
http://somalidoc.com/smf/index.php?action=search
		
Navigation
[0] Message Index
Go to full version