Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xabad xanuun?

(1/1)

Cabdulahi:
asc waan idin salaamay walaalayaan sida hagar la'aanta ah eed markasta noogu faa iideysaan  salaan kadin walaal  waxaa in muda ah xanuun joogta ah oo dar neyn  iga hayaa xabadka dhanka bidixda  marhore  xataa qoraala ayan talo ayad iga siiseen  dhaqtar ayaa usheegay baadhitaan ayuuna iidiray  waxaa la iga qaadey dhiig ilaa shan qurarado yar yar ah raajato  waxaa kale ay isareen konbiyutar waayaro yar yar ayay jirka igaga rikibeen  baadhitaanada dhamaan waxay isheegen inan waxba  qabin  laakin xanuunkii wali wa sii oo waxba iska ma badalin xiligii baadhitaanka waxaa laga jogaa ilaa  afar bil  xanuunka habeen iyo maalin  waa iganuunaa saacada qaar waa igatagaa  waa igu soolaabtaa walalayaal maxaa talo ah ood iga siin kartaa mahadsanidin  jazaa kumulaah qeer asc

SomaliDoc:
Walaal xabad xanuunka waxaa keeno cudurro badan, midka ku hayane halkaan laguma ogaan karo, laakiin waxaan rajaynayaa in shaxdaan aad wax uun ka faaidi doontid qaabka laguu hayo adigoo ka tixraaca.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version