Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gym-ka iyo Caafimaadka?

(1/1)

Abdikani:
asalamu calaykum dhamaan marka hore waxan u mahadcelinayaa dhaqaatiirta somalidoc gaar ahaan dr. Mahdi. Hadaan u gudbo su'asheda waxaan ahay wiil dhalanyaro oo caylan waxaan rabaa inaan gym bilaabo si aan miisaankayga u dhimo, dadka qaar waxey leyihiin caafimad ahan mafiicna maxaad igula talin lahayd

Drkheyre:
Wacleykum Wasalam,
Gyming wax dhibaato ah uma laha caafimaadka haduusan cunto dheeri tiran la socon. laakiin Ka soo hubi takhtarkaaga ka hor inta aadan billaabin jir dhis joogto ah.

Halkaan ka Eeg Siyaabaha Miisaanka loo Maareeyo.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,613.0.html

Halkaan ka Eeg Waa ma xay cayil ka xad dhafa ka ahi (Shuluq)?.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html

By drkheyre

Navigation

[0] Message Index

Go to full version