Author Topic: Su'aal: Finan iga soo baxa?  (Read 7899 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Filsan Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Finan iga soo baxa?
« on: April 25, 2011, 03:40:34 PM »
ASC!!drz. salan kadib waxan jeclaan laha inaan fahmo calamada cusub oon isku arkay,taas o ah waxan qabi jiray anigo yar finan yar-yar oo iga yaali jiray tinta mesha eey kabilabato(fool ka hore) marka wax dhib igu meeysan heyn jirin lkn xiliyadan dambe finanki hoos aye usoo baxeen,si tartib ah na waji ga geesihis ayee  iga fidayaan, finankaana mahan fin caadi o kale waxe u eg yihiin sidi fin biyo kujira camal,mana jilcana oo waxa biyaha u eeg ma fiqmayaan..waxan isticmale daawo ladhaho  DUOFILM(cutaneous solution for the treatment of warts) markan mariyo nabraha wey gubtan lkn sidi aye kusoo noqonayaan...MARKA MAXAA KENI KARO FINANKAAS?DAWO NA MALEYIHIIN?? fadlan faah fahin fican iga bixi. mahasanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Finan iga soo baxa?
« Reply #1 on: April 26, 2011, 07:30:41 PM »
Cudurrada maqaarka waxaa lagu gartaa kaliya aragti, sidaa awgeed la xiriir takhtar.

Laakiin waxaan rajaynayaa in qoraalladaan ka hadlayo finanka ka soo baxo wajiga aad ka faaideysan doontid:

Findoob (Acne): http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html
Warts (Honqor): http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2842.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Filsan Ali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Finan iga soo baxa?
« Reply #2 on: April 27, 2011, 10:02:26 PM »
waad ku mahadsan tahay taladada..walal


 

Wax ka baro Ilka-baxa iyo Ilka-dawacada

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 32016
Last post July 05, 2015, 08:53:23 AM
by Darmaan123
Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25346
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17799
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29499
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: kala dambeynta biyo-baxa lamaanaha saameyn ma ku leeyahay uureynta?

Started by Suldan10Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16416
Last post March 10, 2012, 02:06:35 PM
by SomaliDoc