Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cun cun ayaa ka cabanayaa?

(1/1)

Ciisemidnimo:
salaan sare, walaal waxaa ka cabanayaa cuncun kaasoo u badan xudunta ilaa jilbaha? hadii aan jiliciyo cucunkaas waxa uu u badan yahay waqtiyada aan dharka iska siibo gaar ahaan waqtiyada kuleelaha ama aan dhidido, sidaas darteed hadii aan quweysto iyo hadii kale cuncunka waa sidiisa.

SomaliDoc:
Haddii aad ka cabanayso cuncun xilliga dhididka, horay ayaa looga jawaabay su'aashaan ee ka akhriso halkaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html

Waxyaabaha kale ee xajiinta keeno halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version