Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan?

(1/1)

Durdur:
ASC dhamaan waa salaaman tihiin walaalayaal salaan bacdigeed waxaa doonay inaa talo iga siisaan arrinkan. waxaa jirto maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan marna ay bararayaan marna iney dilaacayaan la moodo marka la isku soo laabo muxuu noqon karaa cudurkaan dhaktarkee takhasuskee ayaa loo tagi karaa bal talo iga soo siiya waa mahadsan tihiin

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2410.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version