Health Related Forums > Islam and Medicine

maxey diintu ka qabtaa?!

(1/1)

MuslimDoc:
Asalamu Alaikum
walaalayaal dhamaantiin waad salaamantihiin
intaa kadib waxaan jeclahay in aan webkaan aan ku soo biiriyo qeyb ka maqan muhiimne u ah dhakhaatiirteena somaliyeed oo ku saabsan waxyaabaha qaarkood oo ay la kulmayaan, diinta waxa ay ka tiri iyo waxa ay ka qabto.

Hadii aad qabto su'aal ku saabsan caafimaad rabtidne inaad ogaato diinta waxa ay ka tiri halkaan ku qor "Islam and Medicine"
ama message ahaan iigu soo dir (Personal Messaging).

Sida loogu qoro su'aal halkaan ama message ahaan iigu soo dirtid waxaa ka fiirisaa qeybta "Help" lakin waxaa ugu muhiimsan inaad magac ka sameysato forumka oo is register gareyso.

F.G: Walaal isku day inaad su'ashada ay ku qornaato afsoomaali maxaa yeelay hadii aad u baahantahay iyadoo englishi ama carabi ah waxaa ka heli kartaa netka.

Mahadsanidiin

Waxbaro!:
Walaal waad ku mahadsantahay juhdiga aad rabtid inaad ku bixisid halkaan walaalahaagane aad u faaideysid,
Kuna soo dhawaw gacmo furan
Waxbaro!

Navigation

[0] Message Index

Go to full version