Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa igu dhacay waxa loo yaqaan qawad?
(1/1)
Mustafa0101:
waad salaaman tihiin dhamaan culimada caafimaadka soomaaliyeed
waxaa igu dhacay dhibcaha ama baraha ka ku dha dhaca maqarka oogadiisa oo loo yaqaan qawad waxaan is ticmaalay daawoyin badan ilaa iyo hadana igamategin maxaad talo iga siin lahayd thanks
Drkheyre:
Walaal waa mahadsantahay,
Horta dhibcahaas ama baraha aad sheegeysid anaga ma ogaankarno waxa ku hayo in uu yahay Qawad waayo badanaa cuduradda maqaarka aragti ayee ku fiicantahay, laakiin dhaqtar haduu xaqiijiyay hadane daawada laguu qoray ee mid sax tahay.
Walaal hadii daawadaas wax qaban weyso waxaa dhici kara arimahaan:
? waxaa jirra cudurro kale oo qawadka u ekaan karo marka waxaa loo baahanyahay in la baaro qawadka.
? Tayada daawada.
? Qawadku wuu soo laalaabtaa sidaa darteed inuu soo laabtay ayaa dhici karta.
? Qawadku in uu daranayahay laga yaabaa waayo markuu daranyahay waxaa loo qaataa kaniiniyaal.
marka ugu dambeyntii waxaa kula talin lahaan in aad dhaqatar ku taqasusay cudurada maqaarka aad booqatid.
Hakaan ka Eeg Waa maxay QAWAD?
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version