Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Labada garab salkooda ayaa laygaga dhaganyahay?
Bardacad33:
walaal wa irbad digloofen iyo nerabiyoon iyo waaxaan ka loo utagay fisatarabiyo oo way itoobeen labada garab dhexdooda
waxaa ka lo layga qabtaa habeen kii ga canta midig waxaad moo daa in idaalay so oo ilaa iyo garab ka walaa ii dulqaata fadlan
SomaliDoc:
Maxaad nooga sheegi kartaa baaritaannada lagugu sameeyay waxay ahaayeen iyo jawaabahaba?
Baaritaannada waxaa lagu fahmi karaa waxa aad ka cabanaysid in ay yihiin cudur lafo, muruq, ama labadaba.
Tusaale baaritaannada muhiimka u ah xaaladaada ayaa ka mid ah: baaritaanno dhiig sida ESR, Rh Factor iyo Raajo.
Haddii ay jiraan baaritaanno sheybaareed oo lagugu sameeyay iyo jawaabahooda noo sheeg.
Midda kale oo muhiimka ah waxay tahay, takhtarka aad u tagtay waa noociis?
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version