Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: MAXAA SABABAH DUMARKA LAGU QALO ILLMAHA?
(1/1)
Abdirizak:
A/S/C....
Dr. waxaan ku waydiin lahaa maxaa sababah inta badan in dumarka lagu qalo illmaha,..
madaama ay wakhtigaan danbe ku soo badanaysay adduunka gaar ahaan Somaliya,.
waxaan aad u jeclaan lahaa inaad iiga jaahil bixisaan arintaas..
WABILAAHI TOWFIIQ
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan haweenka ilmaha lagu qalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1103.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version