Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waxa uu soo toosay subaxdii isagoo aan waxaba arkeen?

(1/1)

Qawdhan:
waad mahadsantin dhammaantin  waxan doonayaa inaan macluumada ka heelo dhibaato ku dhacday mid ka mida familkayga.
waxa uu soo toosay subaxdii isagoo aan waxaba arkeen wax xanuuna oo horena aan qabin marka laga reebo madax oo xanuuninijiray mar mar markaas waxan dhakhtarada waydiinayaa waxa sababay, waxa laga qaban karo iyo talabadan racno ?
  aad baad uu mahdasantiin

SomaliDoc:
Indho beelis kadis ah waa xaalad halis ah waxaana keeni karo waxyaabo badan oo laga yaabo in indhaha kaliya aysan ku ekeyn sidaa darteed la xiriir takhtar indhaha ku taqasusay sida ugu dhakhsiyaha badan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version