Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jirka Ku Yimaad Is Bedel Maxaa U Daawo u Ah????!!!!!

<< < (2/2)

SomaliDoc:
didillaaca samaysma markuu qofka si dhakhso ah u cayilo ayaa waxaa caafimaad ahaan loo yaqaannaa "Strech marks" ama "Striae".

Waxay kaloo xarriiqmahaan calaamad u noqdaan cudurro dhowr ah.

Sababaha keeno aan cudurka ahayn waxaa ka mid ah: cayilka dagdagga ah iyo uurka.

Waxa samaysmaan markii maqaarka jirka uu si dhakhso ah ku kala jiidmo iyadoo aysan helin waqti uu unugyadii oogada ay ku suubsamaan.

Wax dhibaato caafimaad ahaan ma jiro, mana u baahno in daawo laga qaato.

Waxaad arki kartaa dhowr kareem oo la yiraahdo waxaa loo adeegsadaa arrintaan laakin kuwa waxtara maahan.

Waxaad arintaan ku yarayn kartaa kana hortagi kartaa adigoo iska ilaaliya in aad si dhakhso ah u kortid.

Raac tallaabooyinka loogu talagalay in buurnida la isaga ilaaliyo.

Muna O.Hamari:
Asalamu Aliekum

Aad iyo Aad baad u Mahadsantihiin Doctors,,,

Ok Halkaa waxaan ka fahmey in aanay Jirin wax Lagu Baabin karo "Strech marks" Oo Jirka ku Reebay.


Anyway Thank you!!!

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version