Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: maxaa lagu baab'inkaraa meel gubatay oo reebatay madow?

(1/1)

Somali Boy:
a.c walaaliyaal waxaan idiin weydiinayaa su'aal ah maxaa lagu baab'inkaraa meel gubatay oo reebatay madow ama meel xagan ama garaafo ku talaa jirkagaa wax lagu baab'inkara haday jiraan boomaato ama wax kale ayaan idiinka codsanayaa inaa igu saacidaan thanks

SomaliDoc:
bartu ma mid maqaarka la siman oo midabka lee ka duwan? mise waa meel ka soocan jirka oo sare u soo qaadan ama hilib dheeraad ah leh?

Somali Boy:
garaafada jirka ayey lasimantahay weyna ka modowdahay qofkii arka wuu daremaa inay jirkayga garaafo ku taalo yacni waxey noqotay bar madow lakin keentay wax ku dhacay sida meel ul kaa xagatay ama cidi

Shenamic:
Haddii meesha ay jara jirka uga bikaacsan tahay, waxaa la samayn karraa qalliin, iyadda oo la goynayo qaybta soo bikaacsan...Balse haddii dhibka jira un uu yahay "Maddow" Waxaa jirra dhaqaatiir jirka qorra oo qaliin ku sameeya, balse waxay u dhow dahay in dub cad meesha ka soo baxo siddi horayba loogu sameeyo "Micheal jackson". Siddoo kale waxaa jirra dad Maraya Custometics, balse taasi waa ku meel gaar.

Tallo: Inaga oo ka duulayna diinta xaniifka ee Islaam, Haddii ay meeshu tahay Maddow, waxba ha ku samayn oo ha dhalan rogin!

Navigation

[0] Message Index

Go to full version