Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal kusaabsan Qufac badan iyo saxasho?

(1/1)

Sharhasaad2012:
Asc waxaan marka hore idinku salamaya salanta islamka marka xigta waxan aad iyo aad ugu faraxsanahay Doctorska Somaliyeed melkasta oo ay jogaan wana idin mahad celinaya ilahay kasokow mahad kabacdi walalalayal waxan qaba su'al tasoo ah hooyaday baa waxa kudhaca marar badan qufac iyo saxasho aan kala go' lahayn ila ay ilmo ka timado dhakhtaro badan waa loo geyey qarba waxbay kusheegeen qar waxay yidhahdeen candhuuftaa kugu yar qarna wax kuhaya ma jiran kuwa yidhi candhuufta kugu yar biyo badan cab bay yidhahdeen marka walina waa sidii hadii aad iga jaahil sari karto aad ban ugu faraxsanan laha cudurkaas iyo dawadiisaba.

Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Walaal haddii sida aad sheegtay ay hooyadu leedahay qufac xiriir ah oo illaa ya ka ilmeysiiso wadayso way xanuunsantahay waxyaalo badan ayaana keeni kara xaladdaan oo kale ee la xiriir takhtar aqoon leh.

Midda kale haddii hooyadu candhuufteedu yartahay maxaa keenay saxashada? waxay ahayd in aysanba dareemin saxasho?!!

La xiriir takhtar kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version