Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa Keenaa Kabuubyadda Badan?
(1/1)
Abdirizak:
Asc..
Marka hore waad salaamantihiin dhamaan dhakhaatiirka isku dabariday inay uga faa'iideeyaan cilmigoodda dadka raba inay ogaadaan xanuuno badan oo ku dhacay iyaga ama asxaabtooda.
Hadaba waxaan isku arkay marka aan fadhiyo dhulka oo waliba labadda lugood aan isku soo laabo inaan ku buubyoodo cabaar kadib.
iyo marka aan kursi ku fadhiyo oo aan lugta dulsaaro lugta kalena cabaar kadibna waan ku buubyoonayaa.
marka DR arintan bal wax figrad waa fi ah iga sii haday tahay xanuun iyo in kale, madaama inta badan layiraahdo kabuubyadda badani waxaa qaba dadka dhiikarka qabba....
WABILAAHI TOWFIIQ
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1747.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version