Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caadada?
(1/1)
Nevergiveup:
aswrwb.. taqatirta wan idin slaamy waxan ahay naag somali cadada dhiiga aad bay iga qaldantahay waxa hada iga maqanyahay dhiiga muddo 6 bil ah marna wu soo dahaya marna wu so dhaqsada marka cilada maxay noqon karta waad mahadsantihiin
SomaliDoc:
Jawaabta su'aashaada horay ayaa looga jawaabay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html
Qoraalkaan kalane ka faaideyso: Caado-Xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version