Administration Panel > Announcements

Doctoor Xanafi oo Geeriyooday

(1/1)

Admin:
Waxaa xalay waqti dambe ku geeriyooday magaalada muqdisho diktoor xanafi oo ka mid ahaa takhaatiirta aadka loo yaqaan magaalada muqdisho.

Waxaan eebe uga rajaynaynaa inuu jannadiisa fardowso ka waraabiyo, qaraabadii iyo ehelladii uu ka tagayne oo sabar iyo iimaan uu ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Abdulrazzak:
samir   iyo iimaan    ameen   dadkii  uu ka geeriyooday iyo dhamaan  bah waynta caafimadka  .

Ameen

Dr.Habiib:


 Inaa lilaahi wa ina ileyhi raajicuun.

 Alla ha unaxariista, qabriga alla ha u waasicaya, inta uu ka geeriyoodaya  ahaladii iyo dhamaan bahda caafimaadka Samir alla ha ka siiyo.

 Illahayow janada ka waraabi , danbigiisa dhaaf.

Waxbaro!:
Allaha u naxariisto, intuu ka tagayne sabar allaha ka siiyo.

Dr.Tulip:
Allaha u naxariisto, intuu ka tagayne sabar allaha ka siiyo.ameeeeeeeeen

Navigation

[0] Message Index

Go to full version