Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sida loo yareen karo dhibaatada cudrka sonkurta?

(1/1)

Qays:
asc waxaan rabaa inaan wax ka ogaado sida loo yareen karo dhibaatada sunkurta qofka ku dhacda iyo cunada u habopon in loo siticmaalo.

SomaliDoc:
Warbixinno badan oo aan kaga hadlayno cudurka kaadimacaanka ama sonkorowga sida dadka qaar ay u yaqaanaanba ayaa ka buuxa boggaan, haddii aad ka baaratane si sahlan ayaad uga heli kartaa.

Fadlan inta aadan s'aal weydiin hubi in warbixinta aad dooneyso in horay looga haday iyo in kale.

Qoraallo muhiim ah oo ku saabsan cudurka Sonkorowga:


* Baro cudurka Sonkorow
* Jahwareerka Sonkorowga
* Garashada Sonkorowga - Warbixin Dhameestiran
* Sonkorowga Uurka
* Noocyada Sonkorowga iyo Daryeelkooda
* Hooyada Uurka Leh, Talooyin
* Indho-beelka Sonkorowga
* Daawooyinka Afka laga qaato ee sonkorowga
* Su'aalo iyo Jawaabo, Sonkorowga

Navigation

[0] Message Index

Go to full version