Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Faaliga qaybta keenta indho la'aanta deg degga ah?

(1/1)

Qawdhan:
marka hore waxan dhammantinba ku salamaya salanta islaamka.
waxan aad iyo aad ugu mahad naqayaa dhakhtiirtii isku hawshay inay iga soo jawaaban su'aashaydii
ku sabsaneyd faaliga aadbaan ugu jaahil baxay ALLEH waxan idinka rajeynaya in uu idinka abaal mariyo hawshada uu haysaan bulshada.
waxan kale oon doonayaa inada iga jahilsartaan faaliga qaybta keenta indho la'aan dagdag iyo xusuusta oo yarta? sideese loo daweeynayaa.
marlabada waxan uu mahada naqayaa dhammaan dhakhtarada hawshan wada.

SomaliDoc:
Faaliga waa cudur isku si loo daaweeyo, waxuu ku kala duwanaan karaa dhibaatada heerka ay gaarsiisantahay, haddii uu yahay dhiigbax maskaxda gudihiisa ah ama xinjiroobis xidid labada way keeni karaan indho l'aan dagdag ah waa hadidi ay saameyso qeybta aragga ama xididada quudiyo qaybtaas.

Haddii dhibaatada faaliga ay tahay mid fudud, qofku wuu ka soo kici karaa, ama waxay saameyn kartaa jirkiisa meel ka mid ah kaliya, laakiin haddii maskaxda qaybo badan ay ka saameysay in uu ka soo kaco qofku waa dhif.

Faaligu wuxuu curyaamin karaa maskaxda qaybaheeda kala duwan isagoo keeni karo, indho l'aan, maqal la'aan, xasuus la'aan, miir daboolmis, hawlgab murqaha iyo dareemayaasha jirka o dhan.
Faaliga "Stroke"
Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahantahay ama su'aalo kale aad qabtid waad na waydiin kartaa

Navigation

[0] Message Index

Go to full version