Author Topic: Ogeysiis: Dadka Xajinaya Sanadkan  (Read 7709 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Ogeysiis: Dadka Xajinaya Sanadkan
« on: October 21, 2007, 08:00:35 PM »
In ka badan 2 million oo qof oo ka kala yimid aduunka dacaladiisa ayaa la filayaa sanadkaan inay u soo xaj tagaan makkah ee wadanka sacuudi arabia.

Marka go'aan ay soo saartay hay'ada u qaabilsan xajka iyo xujaajta iyo wasaarada caafimaadka waxay u gaysiineysaa dhamaan dadka ku tala jira inay sanadkaan soo gaaraan dhulka barakeysan in looga baahanyahay inay iska soo talaalaan cudurka mininjaytis (Meningitis).

Taasoo xitaa dadka ka imaanaya wadamo qaarkood (Sida UK) hadii aysan wadan shahaadadaas cadeynaysa inuu iska soo talaalay cudurkaas aanan la siin doonin dal ku gal (Visa).

Shahaadadu waa inay 3 sano ka hor aysan soo bixin aysanne ka yareyn 10 maalmood mudada aad soo gaareysid saudi arabia.

Dadka waxaa lagu hubin doonaa eriboorada markii ay gaaraan saudi arabia.

Dadka doonaya inay soo cumreystaane wuu ku dabaqmayaa qaanunkan.

Dr.Mahdi


"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline Dr.Hersi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +45/-0
Re: Ogeysiis: Dadka Xajinaya Sanadkan
« Reply #1 on: October 22, 2007, 09:33:30 PM »
heloo all.
dr mahdi wad mahadsan tahay  macluumada aad somalida soo gaarsisay ee ah  talaalka meningtiska ee dadka xajinaya , balse waxaan jeclaan,laa in  aaad  galasid webabka aad somalidu akhriso ee siyasada iyo wararka,
tan kale iyo in aad u tilmaantid goobo ama xarumo lagu talalo somalia haddii ay jiran, madama aad somalia dhawan kuugu danbaysay ,,   

thanks all
dr hersi

Online Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Re: Ogeysiis: Dadka Xajinaya Sanadkan
« Reply #2 on: October 24, 2007, 01:37:11 AM »
Salamu Alaikum dr hersi
walaal xarumaha la iskaga talaalayo cudurka mininjaytiska dadka sanadkan cumrada ama xajka ka aadaya wadanka war kama hayo lakin waxaa jira xaashi ku qoran afsomali looguna tala galay dadka sanadkan xajinaya inay aqristan, fikradne ka qataan cudurka, iyo talaalkaba. halkaan ka dajisan kartaa Mininjaytis

Waxaa soo diyaarisay NHS (National Health Services) ee UK.

Jawaabta ku saabsan su'aashaada waxaan jeclahay inaan ka helno dhakhaatiirta na soo booqata hadana joogo wadanka gudihiisa.

Regards
Dr.Mahdi
"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


 

BARNAAMIJKA KA HORTAGGA SOA/AIDS – EE DADKA QAXOOTIGA AHI QAXOOTIGA KALE U SAME

Started by dr-awaleBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 13667
Last post December 16, 2008, 07:11:42 PM
by dr-awale
Su'aal: Maxaa keena in lugaha biyo galaan dadka sokorta qaba?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9467
Last post March 26, 2016, 02:29:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee Lagu Gartaa, Dixriga Dadka Jirka Ka Gala?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 11453
Last post December 06, 2011, 12:54:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma isticmaali karaa sonkorta ay isticmalan dadka sokorta qaba?

Started by AmulaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14129
Last post February 28, 2016, 05:18:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay ilko isku riiqa dadka waaweyn?

Started by FatimaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17458
Last post October 07, 2011, 05:13:04 PM
by SomaliDoc