Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyaha badda ma lagu caatoobaa?
(1/1)
Abdikani:
asalamu calaykum salan ka dib waxan maqlay dad dhahay biyaha bada hadii lakarkariyo oo la cabo waa lagu caatooba. su'ashaydu waa maxaa kajira arintaas hadii ay runtahay sidee loo isticmaalaa?
sidoo kale cusbada bada oo biyo lagu karkariyo ka waran dhaqtar
SomaliDoc:
Wax ku jira biyaha badda oo gooni ah oo lagu caatoobo haddii la karkariyo iyo haddii aan la karkarinba am jiraaan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version