Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka Maskaxda iyo Daawada Chloropromazine?

(1/1)

Ashalula:
dr waxaan ka codsanayaa inaad iga jaahil saartid bukaan xaga maskaxda ah oo qaata dawada chloropromazine tabs mudo ka badan 2yrs dhibta ay u keeni karto hadii laga daayana ma seexanyo DRku wuxuu kula taliyay inuu wadayo ilaa inta uu ka ladnaanayo xal kale majiraa

SomaliDoc:
Daawada chloropromazine ma si joogto ah ayuu u qaadanayay oo maalin walba ah? siduuna u qaataa?
Sababta loogu qoray ma hurda la'aanta kaliya mise calaamadu kale ayuu qabaa?
Ma waxaa jira daawooyin kale uu la qaato?

Navigation

[0] Message Index

Go to full version