Author Topic: Su'aal: Maskaxda oo ku noqnoqanaysa howl eey soo qabatay?  (Read 4544 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Furqaan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Maskaxda oo ku noqnoqanaysa howl eey soo qabatay?
« on: July 24, 2011, 06:25:40 PM »
Asalamu caleykum ditoore waxaa i haysta arintaas aan kor ku soo sheegey matalan hadaan wax ka taataabto markaan guriga ka baxayo waxaan jeegareeyaa jikada dabkeeda iyo korantada markaan soowada jeekingareeyo hadana waan ku laablaabanayaa anigoo u haysta in aay weli shidan yihiin iyo waxyaabo lamida kuwaas marka ditoore arintaan aad ayeey iisaamaysay waana isku dayey inaan ka hortago weli xal umahelin aad baad ugu mahadsan tahay cilmigaaga aad noogu deeqdey .Mida kale su'aal u eg ayaan ku arkay oo aay soo qortay gabadha Raaliyo la yiraahdo lakiin xoogaa waa kala bedelin yihiin midna waa  maskax jacayl galay midana waa maskax howl qabanaysa sidaas ayeey aniga iilamuuqadataa ditoore shukran salama caleykum.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maskaxda oo ku noqnoqanaysa howl eey soo qabatay?
« Reply #1 on: July 29, 2011, 07:45:23 PM »
Tani waxaa loo yaqaannaa Cillada maskaxda ku tagan Obsessive compulsive disorder "OCD", halkaan ka akhriso su'aal la mid ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3700.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41916
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 42272
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123
Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maskaxda

Replies: 0
Views: 31145
Last post March 17, 2008, 06:18:55 PM
by SomaliDoc
Kolba-aariyada makeeni kartaa inay maskaxda waxyeesho?

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21124
Last post May 29, 2009, 08:18:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena faaliga ku dhaca qaybta danbe ee maskaxda?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8365
Last post November 21, 2011, 10:05:19 PM
by SomaliDoc