Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maskaxda oo ku noqnoqanaysa howl eey soo qabatay?
(1/1)
Furqaan:
Asalamu caleykum ditoore waxaa i haysta arintaas aan kor ku soo sheegey matalan hadaan wax ka taataabto markaan guriga ka baxayo waxaan jeegareeyaa jikada dabkeeda iyo korantada markaan soowada jeekingareeyo hadana waan ku laablaabanayaa anigoo u haysta in aay weli shidan yihiin iyo waxyaabo lamida kuwaas marka ditoore arintaan aad ayeey iisaamaysay waana isku dayey inaan ka hortago weli xal umahelin aad baad ugu mahadsan tahay cilmigaaga aad noogu deeqdey .Mida kale su'aal u eg ayaan ku arkay oo aay soo qortay gabadha Raaliyo la yiraahdo lakiin xoogaa waa kala bedelin yihiin midna waa maskax jacayl galay midana waa maskax howl qabanaysa sidaas ayeey aniga iilamuuqadataa ditoore shukran salama caleykum.
SomaliDoc:
Tani waxaa loo yaqaannaa Cillada maskaxda ku tagan Obsessive compulsive disorder "OCD", halkaan ka akhriso su'aal la mid ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3700.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version