Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: About saltin formation?

(1/1)

Nuur12:
salaan qaali ah ka dib waxaan rabaa dawada la sameeyo ee loo isticimaalo fiixda
ee dareeraha ah cabirka iodinta iyo cabir ka water ka ah  sida aan aamin sanahay waa
200ml oo iodin ah iyo 1000ml oo water ah maxaa iga qaldan ii saxa  dr markale salaa sare  
                                                
                        
                                
WAAD MAHAD SAN TIHIIN              

SomaliDoc:
fikradda guud waa in la khafiifiyo daawadan Iodine waxaana la yiraahdaa markaas "Diluted Iodine" inta la isku darayane waxay ku xirantahay percentage-ka iodine-ka aad rabto in aad samayso, taasina waxaad kala xiriirtaa qofka kuu soo qoray.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version