General Discussions > Feel Free Here

Ramadan Kariim

(1/1)

Abdulrazzak:
Ramadan Karim  to all members wish you keep and benefit this holy month for more pray and sacriface  .. Hope it will come Again Again have a good performance of ramadan
AMEN

Dr.Adnan:
Ramadan Mubarak....

Admin:
Allahu Akram...

Allaha naga dhigo kuwii danbigooda lagu dhaafo bishaan.

Umaddane allaha ka qaado dhibka iyo abaaraha.

Aamiiiiiiin

Dr.Habiib:

allaahu akram

dhamaan asxaabta soomaali doctor meel walbo ay joogaan ramaaadaan kariim.

ducada ha la badiya bisha ramdaan ka faa`iideysi wacan.
wadanka iyo dadka muslimiinta ha loo duceeya in alla dhibka ka qaada  gaar ahaan wadankeena soomaaliya oo maanta dhibaataysan oo marxalad adag maraya ducada ha loogu daadadala.

cimri dheer iyo camal suuban ayaaan alla idin kaga baryayaaa

Navigation

[0] Message Index

Go to full version