General Discussions > Feel Free Here

Su'aalaha Bisha Ramadaan

<< < (2/14) > >>

Dr.Habiib:

SU`AASHA SADEXAAD:
waxaad sheegta  magacyada laba suurad oo quraanka mid oo loo yaqaana (zahrawaan) kuwaasi oo imaan doona ayaga hogaaminaya qu`aanka maalinta qiyaama.

Dr.Habiib:

waqtiga oo dhacay owgeed.
jawaabta 3:
labada suurad oo loo yaqaana ( zahrawaan) waa:
1. al. baqara.
2. aala-cimraan

Dr.Habiib:

 su`aasha 4: waxaad sheegtaa suurad  quraank ka mid ah oo ayad walbo oo aayadeehada ka mid ah uu ku jira lafdul jalaaha  allaah(????)

Dr.Habiib:
jawaanti oo sax waa:

jawaabta 4:
suuratu mujaadalah.
ama sida dadkii looxa quraanka ku soo bartay ay u yaqaanaan (qadsamica laahu)

Dr.Habiib:

su`aasha 5:
Dadka sooma aakhira alle abaal wayn ayuu u balan qaaday, waxaa ka mid ah in ay leeyihiin albaab albaabada jannada ka mid ay ka  gali doonaan dadka sooma oo kaliya.
 Haddaba waxaad sheegta magaca yaqaaana albaabkiisi (baabkaas)?

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version