Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhiiga cad oo badan?

(1/1)

Raaliyo:
asalamu calaykum

bacda salan aad baan idiin salamayaa dhamaan asxaabta webka iyo waliba doctorada aadka u mahadasan oo caawinaya walaahooda  soomaliyeed bacda salaan waaxaan raba suaal ah inana idin weydiiyo laba bil ka hor dhiigayga cad wuxuu ahaa 7800  white blood cellkayga laba maalin ka hor markii layga qadayey dhiiga dhaqatarkayga wuxuu igu duray cartisone injection oo garabka joinka baa i xanuuna ka dib malainta ku xigtay waxaan dareemay hur iyo jir xanuun dhaqatarkaan ku noqday wuxuu dhahay dhiig baa laga qadayaa  dhiigii layga qaaday wuxuu sheegay in dhiigayga cad uu gaaray 14000 uu high yahay neturaphilkana uu high yahay 10 markaa wuxuu igu dhahay infection baa jira baan u malaynayaa laba weeg ka dib baan dhiig kale kaa qadaynaa soo noqo oo ogaanaynaa inuu degay dhiiga cad iyo in kale markaa ma ii sheegi kartaan maxaa hal mar kiciyaya dhiigayga madama uu ahaa normal ma dhici karta ain ay kicisaya injectionkaan cartisoneka uu igu duray bal isoo sheega idinkoo mahadsan

                                       thankx  :'(

SomaliDoc:
Haa waa sax daawooyinka sida Cortisone way kiciyaan tirada unugyada cadcad laakiin si tartiib ah ayay u soo dagaan, waxaana filayaa baaritaanka soo socdo inay ku soo dagaan.

Raaliyo:

A/S waan idin salamayaa dhamaan waalakeey somali doctor arinta aan kor ka dhawaajiyey oo aan ku weydiiyey suasha  ahayd dhiiga cad oo badan 11.8.11 baa dhiig la iga qaaday  jawaabtii soo baxday waxay noqotay sidaan.

                                                           white blood cell 8,9

                       
                                                    markaa manshalaah ilaah baamahadaa leh sababatoo ah dawadi  cortisonka aya qal qalisay dhiiga  aad baan kugu mahad celinaya


                                                               

Navigation

[0] Message Index

Go to full version