Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Digestion problem waa maxay?

(1/1)

Cabdulahi:
asc walaal drs waa salaaman tihin salaan kadib walal   calool xanuun joogta ah ayan qabaa  mar waa istaagtaa caloosha marna waa socotaa iyada oo xanuun  iilasocdo   iyo guux iyo shanqarta caloosha oo markasta ah   marka walaal  xanuunkaas  bal faah faahin iga soo siiya iyo  calaamadha kuu leeyahya dheefshiid xumada  asc baarakalaahu fiikum

SomaliDoc:
Jawaabta su'aashaan mid la mid ah halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html

Haddii aad weli qabto su'aalo dheeraad ah halkaan ka weydii
SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version