Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: muxuu yahay baaritaanka minka?
Deeqe Luul:
wsc wr wbr awalallan waad mahadsantahay dear dr. sidda hufan oo aad noooga jaahil bixisay.
@ siciido abaayo haa waa (forebyggende undersøgelse mod livmoderhalskræft)ga gabadhaha ayaa gaartay 23 sano marka waa loo soo tuuray baaritaanka lkn wey ka cabsatay.
Gabadh:
Dhib ma lahan, aniga ayaa hada dhaw maray, (VATPINDE) oo dheer uun baa minka afkiisa dhacaan looga soo qadaa.. hadeey bikra tahay koleey ilama ahan in eey dhib u keeneeysa.. hadii eey iska daayso dhib ka weeyn tee ka baqaneeyso ayaa ku imaan karo
Siciido:
Bismillah
Deeqe Luul:
Waan fahmey walaal. Walaashaa wey ku fiicantahay in ay iska hubiso inta aysan galin baaritaankaas.
As a physician I've perfomed this procedure and walaal it's still my advice for the girl to wait until there is no longer an issue.
As mentioned before the screening starts when the woman is 23 years old and continues till the age of 64. This and the fact that the risk factors for cervical cancer are not predominant in muslim societies (so far) makes it valid to advise muslim girls to wait until the can have the procedure performed without any worries, inshaAllah.
I hope this is helpfull walaal.
And I'm very much interested in finding out if the opinion of other muslim physicians differ from mine. Please do write if you've encountered this issue and what your stand is. Jzk
wsc
Raaliyo:
A/S dhamaan waxaan ku darsanayaa aniaga naf ahaantayda madama gabadha ay bikro tahay nina u tagin no way ay u ogolaato inay ka yeesho inay is baarto sababatoo ah way fiican tahay early stage in la sii baaro lakiin gabadhaan wax sexual active maba ay sameen more aad xaas tahay oo nin ku qabo waa ka qatarasan tahay marka aniga my advice gabdhaan walasheey ah waa in ay diidaa arintaas hadayba yada isku arkin xanuun ama aysana dareemin astaamo isbadal ku yimaada xaha mink
wabilaahi towfiiq
Deeqe Luul:
wsc wr wbr waad mahadsantihiin dhamaantiin walalayaal. gaar ahaan cisiido iyo raaliyo abaayoyaal aybo way ka baqaysaa oo saas bay walaashay u soo ban dhigtay in ay maqasho waxa ay wallalaheed kale ka qabaan, oo aha talo iyo tuaasle markale wey idiin mahad celinaysaa weeyna iska daysay maa daaama ay wax xanuun ah ay isku arkin ayana ahayn xaas ama sexsual active sameeyn allan ka magan galnay xunaan ee
asc ramadaan kariin
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version