Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Macaanka oo aan dhibsado?
(1/1)
Bardacad33:
A/c walaa su,aashayda ahaan ugud bo walaal waxaan aad udhib sadaa macaanka marka maxaa kenikara
mana qabo sokor marak shaaha iyo cabitaanka iyo caana haba ku majecli sonkorta badan iyo cunada
marka ma cilad baa
SomaliDoc:
dhibsashada aad dareemeyso waa noocee, ma dhananka ayaa ku dhibaya? mise markaa cuntid ayaa dareemeysaa lalabo iyo wax kalaba? qaabkee ayaa u dhibsanaysaa wax macaanka? goormaa isku aragtayne arintaan?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version