Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Girls Masturbation?

<< < (2/3) > >>

Abdirahman Qays:
Run ahaantii Arintaan Siigeysiga ah ama Masturbation waa qodob ay ka wada simanyihiin Rag iyo Dumarba waxaana soo jeedin lahaa in ay iska joojiyaan , maadaama caafimaad ahaan iyo Diin ahaanba aysan u wanaagsaneyn ...Waadna ku mahadsantihiin sida acan ee aad usoo bandhigteen...

Mus:
walaal aad baad uu mahadsantahay , marka waan fahmay jawabtadii lakiin xanuunka dhabarka iyo xininyaha maxaa lagu dawayn kara iyo lugo oo mudo labo sano ah ayaa igu danbaysa lakin xanuunka uu masturbatiion igaga tagay oo ah, lugo xanuun iyo dhabar xanuun dhinacyada kalyaha oo xanunaya iyo dal fara badan maxaa lagu kara ama
fadlan talo na siin ilahay haku gargare

SomaliDoc:
Xanuun dhabarka ama kilyaha ah wuxuu noqon karaa calaamad infakshan kaasoo ka imaan kara kaadi mareenka ama qanjirka borostaytka, caadada siigeysigane way keentaa calaamadahaas.

Halkaan ka akhriso qoraal looga hadlayo caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
Halkaan ka akhriso qoraal looga hadlayo caabuqa qanjirka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

Mus:
Walaalayal,bacda salaan,taladii iyo jawabti ku sabsanayd masturbation sii ficaan ayaan uu fahmay iyo jawabti aad ii soo dirteen. GP kaygii ama dhakhtarkii ayaan laa xidhidhay una sheegay dhibatada aan ka cabanayo oo ah inaan masturbation ka aan isticmali jiray lakiin aan iska jojiyaay waxaan kale oo aan ku shegay xanuunka ii haya oo ah,dhabar xanuun,dhikisha ama left balls ii xanuunaysa iyo lugo xanuun ila babacada lugaha,dhinaca kalyaha tabcan aa uu farabadan.ka bacdi taladii ama dawadii uu soo qoray waxaay ahayd sidan.
NAPROSYN 500mg tablets.mudo biil ah isticmaal ka bacdina igu soo noqo
walalayal maa uu malaaynaysa ina aay dawado dawo sax ah aay tahay,lakinse maxad talo ah oo ad igu soo birinaysiin
AAD IYO AAD UU MAHADSAN TIHIN DHAKHATIRTA SOMALIYEED SHARAFTA LEH.

CilmiSabca:
Mus, walaal, u qaado daawada sida laguugu qoray, markay dhamaato muddada aad qaadaneysidna u tag Dhakhtarka (daawada sida aad sheegtay Dhakhtar baa kuu qoray. Daawooyinka qaarkood waxa ay ku yimaadaan magacyo badan, sida magacyo ganacsi & magacyo caalami ah, hadduu dhakhtar kuu qoray ha ka welwelin ee soo tus dhakhtarkii kuu qoray, okaydiisa ka dibna isticmaal adoo aaminsan). Natiijada daawada & siday noqoto markaad aragtid, xaaladu waxay noqon doontaa okay ama waa daaweyn kale. Ilaahayna talo saaro waad caafimaadi doontaa Insha Allaah. Thank u bro.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version