General Discussions > Feel Free Here

Eid mubaarak. to all our members in over the world

(1/2) > >>

Dr.Habiib:
Eid Mubaarak  Eid Mubaarak    Eid Mubaarak

Eid mubaarak  dhamaan asxaabta meel walbo ood ka joogtaan adduunka.
Danbeega alle ha dhaafo iyo dhamaan muslimiinta.
dadka soomaliyeed ee dhibaataysan alle ha ka qaada dhibaatada.

sanadkaan sanadkiis bash bash barwaaqo kuwi ku gaara alle ha naga dhiga. amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Admin:
IID WANAAGSAN OO WACAN.

DHAMAAN XUBNAHA KU XIRAN WEBKAAN IYO UMADDA SOOMAALIYEED WAXAAN LEEYAHAY CIID MUBAARAK.

CIIDAAN CIIDEEDA EEBBE HA NAGU GAARSIIYO NABAD, BASHBASH IYO BARWAAQO.

QOF WALBANE MURAADKIISA ALLE HA U SAHLO, ABAARAHANE ALLE HA NAGA KORIYO.

AAMIIN

PrincessMuni:
Eid Mubarak to everyone! May Allah accept our prayers and fasting.

Burhaninho:
Eid Mubarak too sis, ???? ???? ??? ???? ???????, ?? ??? ????? ????

Shirawi:
amiiin aaamiin ducadiina allaha noo aqbalo

eid mubarak sidoo kale dhamaan muslimiinta

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version