Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Janjirta kadida?
(1/1)
Ashwaaq:
su aal ku sabsan janjirka kadida waxa jira nin dadiisutahey 60 sano oo kadidiisu aad ubadantahey waxuu maraya her marka dharga lagasiibadalayaba uu kadidana isksocoto
dhartar wan la xariirnay waxuuna noshegay qanjirka in lagarabay 200 hadana umarayo 800 daawo wuu siiyay balse wax isbadal majiro tankale marka kadidaas socoto waxuu dareemaya xanuun so ,maxa kenikara cudurkaasi thanks
SomaliDoc:
Qoraalladaan ka akhriso waxa uu yahay qanjir xanuunka ragga iyo dhibaatooyinka ku dhaca labadaba:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3162.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version