Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal ku saabsan caadada?
(1/1)
Deeqe Luul:
asc wr wbr dhamaan bahda saomalidocs, haan gudo galo suaalsha aaan rabo in ay iga jaahil bixiyaan dhaqaatiirta sharafta nadan.
waxaa isku arkay 3 bilood ee u danbaysay in dhiiga caada markuu igu dhaco ay wax dhiig ah iga imaan mudo dhan 2 malin lkn ay waax iga imaado wasaq yar, markaas kadib uu dhiig imaado laakiin aan badnay markii loo fiirio saan ahaan jiray 3bilood ka hor.
marka waxaa rabaaa in la ii sharaxo sababta keentay, dhib ma igu noqon kartaa.
waad mahadsan tihiin
SomaliDoc:
Isbedelka caadada ku dhaco iyo jahwareerkeeda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html
Qoraalkaan kalane ka faaideyso: Caado-Xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version