Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markaan kaadida dhameeyo waxaa soo raacaya wax yar oo shahwa ah?

(1/1)

Gantaal:
walaala yaal  marka hore waxaa mahad dhamaanteet iska leh illaahay marka labaad waxaan  salaama yaa una mahad celin hayaa dhakhaatiirta   soomaaliyeed   sharat mudan  walaal  su. Aashaydu waa sidan  marka aan kaadida dhameeyo waxaa soo raaca inta udam baysa wax yar oo shahwa ah  wax xanuun ah oon dareemayo majiro marka aan kaa jahayo ama wax dhabar xanuun ah midna malihi waa na marka aan kaadida dhameeyo  oo kali ah     dhakhtar ayaan utagay kaadida ayuu iga qaaday wuxuu yiri wax jira ah oo ku jira kaa kaadida malaha ee waa shah wad oobadan darteet  waxaana ahay nin reer leh wuxuu i sii yay daawada magacaan leh  ( erecta -vit forte) wax isbadal ah na is kama garanin waxaan ka wadaa wali xaalku waa sidii walaala yaal talo iga siiya  aaad baad idiinku mahad celinhayaa   jizaa kumllaahu khayr

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html

Gantaal:
Walaal waad mahad san tahay   waxaa rabaa in aan ku sii way diiyo  waxaan ka caban hayaa ookale  biyo bax dag dag ah marka hadii liigitaanka shah wada uu keeno caabuq borstaytka ku jir maladhihi karaa way isla socdaan oo biyo bax dag dag ah  waxaa  keenaya  qanjirk borostaytka    iga jaahil tira jiraa kum allaahu khayr

SomaliDoc:
Dabcan caabuqa qanjirka borostaytka wuxuu keenaa kacsi la'aan iyo biyo-bax dagdag ah.

Halkaan ka akhriso warbixin ku saabsan dhibaatooyinka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version