Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Muruq kuusan oo ka so dhex baxa bartanka shafqasha(kilkisha)?
(1/1)
Walaalka:
Asc wr wb, kadib waxa mahad leh Alle, dhaqatirta sharafta leh waxan jirta in wiil sxbkey ah aad aan u jeclahay uu la xanuunsanyhy mudo 3 days nabar kuusan(buudhan) ayaa kilkisha uga soo baxay dhexdeeda hadaba waa maxay ma wax iska dhaca mar marbaa mise wa cudur qarsoon oo digniin bixinaya. Isagana wuxu dhahaya malaha cunada warshadaysan ayaa ii keentay cml sida: KOD(baked beans), FISH ka, oo maalmahaan isticmaalkeeda badsaday iyo cunida mooska, marka Fadlan adinko mahadsan wixi talo iyo tusaalo ah iyo tusaalo ah
SomaliDoc:
INkastoo ay fiicnan lahayd waxa kuusan oo meesha ka soo baxay laakiin waxay u badantahay inuu qanjir yahay.
Kilkisha waxaa ku jira qanjirro dhowr ah oo barar haddii caabuq ku dhaco meel u dhaw qanjirradaas ama nabar ka soo baxo ama buro ku samaysanto.
Haddii waxa bararn ay tahay qanjir waxaa kugula talinayaa in aad takhtar sida ugu dhakhsiyaha badan ula xiriirto maxaa yeelay qanjir barary waa digniin si dhab ah in loo qaato ay waajib tahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version