Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bararka laf dheerta?
(1/1)
Brhn20:
Asc dhaqtar waxaan ka cabanaya lugta midig qeebteeda laf dheerta waxan ahay reera sporti dhaqtar luga ayaa taako liga saaray marka waxan ka cabanaya ila 7 bilood waxad u maleya in ay barar-santahay mar marka qaar xidid burtuq burtuq leh ayaa ku arka
SomaliDoc:
La xirii takhtar si laguu daaweeyo maxaa yeelay haddii lugtaada at bararsantahay jug laguu geestay kadib waxay u badantahay in dhiig uu fariistay meesha jugta kaa gaartay, haddii ay tahay muddo dhow waxaad u baahan doontaa in lagaa soo saaro dhiiggaas, laakiin haddii ay tahay wax fog oo hadda meesha ku xinjiroobay kuna adkaaday, waxaa laga yaabaa, haddii ay jug kale ku gaarto in ay malax isku badasho.
Lab goorba la xiriir takhtar.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version