Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Shahwada oo ibta soo buuxisa?

(1/1)

Siyaad Axmed:
waa idin salaamay dhamaan dhakhaatirta somaliyeed aad ayaad umahadsantihiin
sida wanaagsan oo dadka walaalihiina uku caawinaysiin aqoontiina ilaahay haidinka
ajirsiiyo hadaan usoogudbo su aashayda waxaan isku arkay hadaanan samayan galmo'
hal isbuuc in ay shahwada ay ibta sobuuxiso ina bararaan qanjirada markaan lasameeyo galmo
xaaskayka shahwadaas waxay ika soodaadanee daqiiqad kadibne shahwokale ma ika imaanayso
xataa hadaan isku dayo inaan marlabaad lagalmoodo xaaskayka marka cudurkaas waa maxaay
waxaan idinka rajeynaa inaad sifiican iifahanteen walalaha dhakhtarada waxaana idinka sugaa
jawaab insha alaah waxaana ahay nin dhalinyara ah

SomaliDoc:
Maxaad kala jeeddaa shahwada oo ibta soo buuxiso, ma shahwada ayaa iska timaado adigoo caadi ah? mise way kaa timaadaa markii aad haweentaada la ciyaarayso inta aadan u galmoon? mise waxaad ka cabanaysaa kaliya biyo-bax dagdag ah?

Fadlan su'aashaada soo faahfaahi.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version