Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gabar uur 2bilood ah leh oo calooshu fadhido?

(1/1)

Hassan-Deeq:
Asc wr wb dhamaan doctorska iyo akhyaarta kale ee webka ku xiran rag iyo dumarba
salaan kadib gabadhaan waa uur 2bilood ah waana ugub mudo dheerna caloosha ayaa fadhisa oo suuli uma fadhiisato madaxana aad ayuu u xanuunaa dawooyinka oo dhana ma qaadato oo waxay ka baqdaa in ay uurkeeda dhibaato u keenaan runtiina aad ayay u tabar daran tahay oo waxay u baahan tahay dawooyin kaalmaati ah oo nafaqadeeda soo celiya awoodna siiya ama energy kuwaasoo aan waxba u dhimayn uurkeeda iyo nafteedaba waxayna joogtaa dalka KENYA waxaan idinka rajaynayaa jawaab waafi ah sidii aan horay idiinka bartayba aad ayaana u mahadsan tihiin WSC WR WB

SomaliDoc:
Tillaabooyinkaan akhriso si aad calool fadhiga uga ilaalisid loogana daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version