Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kaneeco kugu raagtaa macaan ma sababi kartaa?
(1/1)
Caqli:
doc waan ku salaamay
kaneecadu haday kugu raagto xanuunka macaanka ma sababi kartaa in uu qofka ku dhaco?
SomaliDoc:
Cudurka kaneecada inuu kaadi macaan ama sonkorow keeno lama sheegin, haddii su'aashaada ay saa tahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version