Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: measles ama jadeeco?

(1/1)

Somali_Nabad:
Marka hore waxaan salaamaya takhtarka iyo dhamaan members-ka webka ku xidhan, intaa ka bacdi waxaan takhtarka waydiin lahaa cudurka jadeecadu (measles) waa maxay, maxaa lagu gartaa, mida kale waxaan somalida ka maqlaa qofka haday mar ku dhacdo mar labaad kumasoo noqoto. ma xaqiiq jirtaa mise waa wax aan la hubin?. takhtar thanks.

SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan jadeecada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3241.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version