Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal:- Faa;iidadda Ay Xabbagtu U-Leedahay Ruugagga iyo Kala goosyadda?
(1/1)
Abdirizak:
A-s-c.
Waad sallaamantihiin dhamaan dhakhaatiiirta isku hawshay inay barnaamijkaan halkaas ka sii wadaan, hadaan u gudbo su;aashayda waxay tahay sidaan.
Soomaalidu waxay tiraahdaa Geedadka waarkood dheecaamo ka yimaada oo looyaqaan Xabagg, waxay dao u tahay ruuggaga iyo kala goosyadda oo idil.
gaar ahaan Ruuggaga ay ka dhamaadeen Dhareerka. arintaas maxaa ka jira.
Thanks all of you
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3616.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version