Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sonkorta?

(1/1)

Sadia:
Asc waa salaaman tihiin dhaqaatiirta waxan rabay in layga jawaabo su'aashan waa qof jirto 58 sano oo laga baaray sonkorta ku jirto jirkeeda oo ah sidatan:
B-HBAIC (DCCT)          9.5%
B-HBAIC (IFCC)            80mmol/mol
Estimated Average glucose      12.5 mol/L
qofkaan aad ayuu badan yahay dhiigeeda waxan idin codsanaa inaa iga jawaabtan su'aalahan.
sidee lagu dejiyaa mudo saddex bilood ah ?
maxay cuni kartaa oo raashin ah oo wadanka somalia  laga helo saddexda waqti  ?
                Mahadsanid          

SomaliDoc:
Qoraalladaan hoos ku qoran ayaa si fiican uga bogan doontaa wixii aad ka baran lahayd cudurka sonkorowga:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,342.0.html
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1992.0.html
3- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,619.0.html
4- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,623.0.html
5- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html
6- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2924.0.html

Sadia:
Asc Doctor lakin jawabtaada kama helin suasha eheed noocyada u cuni karo oo raashin ah oo wadankeena laga helo.
Fadlan adigoo raali ah ma iga jawaabi kartaa?

SomaliDoc:
Caano, Helib, Ukun, Beer, Dooro, Qudaar, Bariiska brownka ah, Digir, Masago, Qamadi, Galleey

Intaas waa tusaale yar oo aad ka fahmi kartid cunnada uu cuni karo qof sokorow qabo, waxaa muhiim ah kaliya in aad iska dhaaftid cunnada macmacaanka ah iyo cunnada sonkorta kicisa sida bariiska cad, baastada iyo cunnada burka ka samaysan sida rootiga iyo wixii la mid ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version