Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa Maxay Cudurka Isfiilitada?

(1/1)

CilmiSabca:
Asc dhamaantiin, salaan ka dib.
Dhakhtar, waxaan rabaa inaad faah faahin iga siisid cudurka Isfiilitada. Dadka uu cudurkaan ku dhaco, waxaa la sheegaa in ay yihiin kuwo seef la bood ah (Xanaaqi og) oo haddana muranka ku fud fudud, waxaa kale oo la sheegaa in ay Ciddiyaha (faraha lugaha & kuwa gacmaha) ka bukaan oo ay jeex jeexan yihiin iyo wax yaalo kale oo aan rabo in aad inoo sheegto.
Dhakhtar, haddii aan la iska daaweynin cudurkaan Isfiilitada, ma dhibaataa?
Thanks 2 every1.
Salaam.

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso warbixn ku saabsan cudurka isfiilitada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1339.0.html
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah markaa akhrisatid waa na soo waydiin kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version